HomeWararFaah-fahin cusub Qaraxii xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

Faah-fahin cusub Qaraxii xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Weerarkan oo khasaare badan dhaliyay ayaa dhacay xilli ay dad badan oo shacab ah ku sugnaayeen xeebta Liido oo ay ku yaallaan hoteello iyo goobo kale oo lagu nasto. Maydad iyo dhaawacyo dhulka daadsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku billowday oo xalay ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.Weerarkan oo khasaare badan dhaliyay ayaa dhacay xilli ay dad badan oo shacab ah ku sugnaayeen xeebta Liido oo ay ku yaallaan hoteello iyo goobo kale oo lagu nasto.

Maydad iyo dhaawacyo dhulka daadsan ayaa la arkay.kadib weerarka, waxaana muuqaalada laga helay goobta ay muujinayaan khasaare baaxad leh.Sidoo kale dhaawacyadii ugu badnaa ayaa xalay la geeyay qaar kamid ah isbtaallada magaalada Muqdisho oo uu ku jiro isbitaalka Digfeer, halkaas oo ay buux dhaafiyeen dad badan oo shacab ah.

- Advertisement -

Sida ay tilmaamayaan xogaha aan helayno, dhawaacyada ayaa gaaraya ku dhawaad 60 qof,waxaana lagula tacaalayaa isbitaalada Muqdisho.

Dalsan ayaa heshay muuqaalo kala duwan oo  hordhac kuwaas oomuujinaaya khasaraha baaxada leh ee ka dhashay goobta qaraxa ka dhacay.

 

- Advertisement -

Hoos ka daawo Muuqaalka

https://fb.watch/tJxZ8VD63a/

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts