HomeWararMaxaa looga hadlay kulan dhexmaray Muuse Biixi & wafdi ka socday QM?

Maxaa looga hadlay kulan dhexmaray Muuse Biixi & wafdi ka socday QM?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka bini’aadantinimada, Mr. George Conway oo ay wehelinayeen madaxda ugu sareeya toban Hay’addood oo Qaramada Midoobay ka tirsan. Kulankan oo lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa horumarinta kaalmada ay hay’adaha qaramada midoobay ka taageeraan Somaliland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Gargaarka bini’aadantinimada, Mr. George Conway oo ay wehelinayeen madaxda ugu sareeya toban Hay’addood oo Qaramada Midoobay ka tirsan.

Kulankan oo lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa horumarinta kaalmada ay hay’adaha qaramada midoobay ka taageeraan Somaliland iyo dardar-gelinta iskaashiga wada shaqayneed gaar ahaan dhanka arrimaha bini’aadantinimada ee sannadkan qorshaysan.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynuhu ayaa wuxu ku booriyey madaxda Wasaaradaha kala duwan iyo hay’adaha Qaramada midoobay inay kuwada shaqeeyaan isfahan iyo shuruucda u dejisan Maamulka

Weftiga waxa ku wehelinayey Ku-xigeenka Madaxa Qaramada Midoobay, Mr. Crispen Rukasha Wakiilka OCHA, Mr.Ruger Kahwa, Madaxa Xafiiska OCHA,  Mr. Wafaa Saeed, Wakiilka UNICEF, Mr. El-Khidir Daloum Mahmoud, Wakiilka WFP, Mr. Frantz Celestin, Madaxa IOM, Mr. Charles Mballa, Wakiilka UNHCR, Mr. Abdoul Karim Bah, Madaxa Xafiiska FAO, Ms. Anna Maria Adhikari, Kaaliyaha Gaarka ah ee DSRSG/RC/HC, Mr. Nikolai Rogosaroff madaxa UNSOM iyo Abdi Askar oo ka socda Xafiiska Hargeysa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts