HomeWararCiidanka Amniga oo xiray Askari ku eedeysay inuu ku kacay falal lid...

Ciidanka Amniga oo xiray Askari ku eedeysay inuu ku kacay falal lid ku ah Amniga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali(Cadaawe Jiib) oo ku eedeysan falal lid ku ah sharciga dalka. Eedeysanaha oo ah askari katirsan Ciidanka xoogga ayaa ku eedeysan is hor istaag amar Maxkammadeed iyo arrimmo kale oo salka ku haya ama ku lug leh kicin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Deyniile ayaa maanta soo xiray eedeysane Cadaawe Cabdi Cali(Cadaawe Jiib) oo ku eedeysan falal lid ku ah sharciga dalka.

Eedeysanaha oo ah askari katirsan Ciidanka xoogga ayaa ku eedeysan is hor istaag amar Maxkammadeed iyo arrimmo kale oo salka ku haya ama ku lug leh kicin bulsho.

- Advertisement -

Ciidanka Booliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Booliiska Degmada Deyniile oo ka hadlay xarigga ninkaasi ayaa shegay in eedeysanahaasi horgeyn doono Maxkamadda Ciidamada.

Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa maalmahan soo bandhigayay dhallinyaro badan iyo dad kale oo ku eedeysan inay baraha Bulshada ka wadeen kicin dadweyne iyo anshax xumo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts