HomeWararKu dhawaad 5 Caruur ah oo ku geeriyootay xeebta Magaalada Marka

Ku dhawaad 5 Caruur ah oo ku geeriyootay xeebta Magaalada Marka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

In kabadan 6 Ruux ayaa Maanta ku geeriyooday Xeebta Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii xeebta ay soo gaartay Dufaanta leyl oo Maalmihii Dambe ay ka digeysay Hay’adda Maareenta Masiibooyinka Qaranka. Illaa 3 Qof ayaa meydadkooda la helay, waxaana la geeyay Isbitaalka Guud ee Magaalada, iyadoo sidoo kale weli la baadi goobayo ilaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In kabadan 6 Ruux ayaa Maanta ku geeriyooday Xeebta Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii xeebta ay soo gaartay Dufaanta leyl oo Maalmihii Dambe ay ka digeysay Hay’adda Maareenta Masiibooyinka Qaranka.

Illaa 3 Qof ayaa meydadkooda la helay, waxaana la geeyay Isbitaalka Guud ee Magaalada, iyadoo sidoo kale weli la baadi goobayo ilaa Afar qof oo ku maqan biyaha Badda, sida ay inoo xaqiijiyeen Maamulka Magaalada Marka.

- Advertisement -

Maalmo kahor Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ka digtay duufaaano culus oo loogu magacdaray 𝗟𝗮𝗹𝘆, taas oo ku soo wajahan magaaloyinka xeebaha dhaca, si gaar ah Muqdisho, Baraawe, Marka , Jamaame, kismaayo iyo Badhaadhe.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaana bulshada uga digtay in ay ka taxadaraan duufaantan oo laga cabsi qabo in dhibaato ka geestaan deegaannada ay kusoo wajahn yihiin .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts