HomeWararShirkaddo shaaciyay in Adeegyada Isgaarsiinta gaarsiin doonaan Qasa

Shirkaddo shaaciyay in Adeegyada Isgaarsiinta gaarsiin doonaan Qasa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay Adeegyada Isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool magaalladda Qasa ee lagu hayo Duqeymaha, lagana jaray Nooc kasta oo  Isgaarsiinta Casriga. Afarta Shirkadood ee ugu weyn Shirkadaha bixiya adeega Telefoonka iyo Internetka ee Masar ayaa kala ah:  Vodafone, Telecom Egypt, Etisalat Misr, &e, iyo Orange. Sarkaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka hawlgala dalka Masar ayaa xaqiijiyey inay Adeegyada Isgaarsiineed gaarsiin doonaan dadka ku nool magaalladda Qasa ee lagu hayo Duqeymaha, lagana jaray Nooc kasta oo  Isgaarsiinta Casriga.

Afarta Shirkadood ee ugu weyn Shirkadaha bixiya adeega Telefoonka iyo Internetka ee Masar ayaa kala ah:  Vodafone, Telecom Egypt, Etisalat Misr, &e, iyo Orange.

- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Shirkadda Isgaarsiinta Vodafone ee Masar ayaa sheegay inay diyaar u   yihiin inay Taawarada Mobaylada geeyaan magaalladda Rafax ee Masar, si ay u daboolaan  Baahida Isgaarsiineed ee 10 KM ee gudaha Marinka Qasa ee Falastiin.

Waxa uu intaasi ku daray inay  5 Taawarada Mobaylada diyaar u yihiin in la diro, isagoo xusay in loo baahan yahay inay xiriir sameeyaan labada dhinac ee Masar iyo Falastiin.

Ilo-wareed kale ayaa xaqiiyey in Shirkadda kale ee E& Elisalat  ee Masar diyaar u tahay inay Tiro Taawarada Mobaylada iyo Saldhigyada Mobaylada degdega lagu rakibo Xuduudka Masar iyo Falastiin,  si Adeega Isgaarsiinta u helaan dadka ku nool Deegaanada Daanta Galbeed ee Falastiin.

- Advertisement -

Bishan October 27-dii ayey Diyaaradaha Dagaalka Israel waxay burburiyeen Taawaradii Isgaarsiinta ee magaalladda Qasa ee go’doonsan, taasi oo keentay inay Hawada ka baxaan Adeegyada Isgaarsiineed ee Telefoonka iyo Internetka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts