HomeWararLafta-gareen oo qorshaha Dagaalka AS kala hadlay Odayaal Dhaqameed

Lafta-gareen oo qorshaha Dagaalka AS kala hadlay Odayaal Dhaqameed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Dhalinyarada Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halkaasi oo uu shalay gaaray Lafta-gareen. Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Odayaasha dhaqanka kala hadlay qorshaha dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab iyo Midnimada iyo Wadajirka dadka dega Degmada Diinsoor. Kulanka waxaa ka qeybgalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xalay kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo Dhalinyarada Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halkaasi oo uu shalay gaaray Lafta-gareen.

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa Odayaasha dhaqanka kala hadlay qorshaha dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab iyo Midnimada iyo Wadajirka dadka dega Degmada Diinsoor.

- Advertisement -

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Difaaca Dalka Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac, Wasiirka Qorshaynta Koonfur Galbeed Xuseen Maxamuud Shekh Xuseen iyo qaar kamid ah Odeyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha iyo xubnaha wafdiga ee la socdo ayaa odayaasha iyo waxgaradka ayaa sidoo kale kala hadlay dardargalinta wajiga 2-aad ee howlgalada ka dhanka ah AS ,iyo sidii looga wada qeyb qaadan lahaa dagaalka dalka looga xoreynayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts