HomeWararMadaxweynaha Dowladda Federalka oo ka soo laabtay shir ka dhacay Urdun.

Madaxweynaha Dowladda Federalka oo ka soo laabtay shir ka dhacay Urdun.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga soo qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo looga hadlayey isku-dubbaridka, xoojinta iyo iskaashiga dhinaca la dagaalanka argagixisada iyo xagjirnimada. Madaxweynaha ayaa shirkaasi uga warbixiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga soo qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo looga hadlayey isku-dubbaridka, xoojinta iyo iskaashiga dhinaca la dagaalanka argagixisada iyo xagjirnimada.

Madaxweynaha ayaa shirkaasi uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya, waxaana intii uu halkaa joogey kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah madaxdii ka soo qeybgashey shir madaxeedka oo uu ka mid yahay Boqorka Jordan, Boqor Cabdalla Bin Xuseen.

- Advertisement -

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyay Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Jeylaani Nuur Iikar iyo mas’uuliyiin kale.

——DHAMMAAD———

Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so
www.villasomalia.gov.so

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts