HomeWararMuxuu Sheekh Shariif ka yiri Qaraxii uu ka badbaaday Madaxweyen Qoorqoor?

Muxuu Sheekh Shariif ka yiri Qaraxii uu ka badbaaday Madaxweyen Qoorqoor?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxwaynaha hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hadlay labaddii askari ee shalay ku dhintay weerar lala beegsaday madaxweynha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo madax kale oo la socotay. Mr Shariif ayaa carabka ku adkeeyay in labadaasi wiil ay naftooda u hureen si ay dad kale u badbaadiyaan. Waxaa uu intaa ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwaynaha hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hadlay labaddii askari ee shalay ku dhintay weerar lala beegsaday madaxweynha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo madax kale oo la socotay.

Mr Shariif ayaa carabka ku adkeeyay in labadaasi wiil ay naftooda u hureen si ay dad kale u badbaadiyaan. Waxaa uu intaa ku daray in arrintan ay muujineyso in dadka Soomaaliyeed ay soo gaareen heer ay go’aansadeen inay AS iska dhiciyaan.

- Advertisement -

“Labada wiil ee ku shahiiday Galmudug waxay muujiyeen sharaf iyo dadnimo, inay ogolaadaan in naftooda ay go’do si naf kale ay u badbaadiyaan, waa arrin aad u qiimo badan,” ayuu yiri Sheekh Shariif oo ka hadlaayay Munaasabad ka dhacday Muqdisho.

Al-Shabaab ayaa shalay Weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabha qarxa la beegsatay goob ay ku sugnaayeen Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Xildhibaano ka tirsan dowladda iyo saraakiil ciidan oo farabadan.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay Weerarka, waxaana dadka dhaawacmay ku jiray Xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad iyo Senator Cabdi Qeybdiid, kuwaasi oo la tilmaamay inay dhaawacyo fudud kasoo gaareen qaraxa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts