HomeWararR/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis oo geeriyootay.

R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis oo geeriyootay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacada Dalsana ayaa sheegaya in maanta R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis ay ku geeriyootay dalka Canada taas oo mudooyin kii dambe halkaas ku xanuun saneyse. Marxuumad Ruqiyo Macalin Daahir ayaa la tilmaamay in ay ku geeriyootay da’da 90-shamaadka waxaana mudo badan ay ku nooleyd dalkaas. Qaar kamida xubnaha golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacada Dalsana ayaa sheegaya in maanta R/wasaare Cumar C/rashiid hooyadiis ay ku geeriyootay dalka Canada taas oo mudooyin kii dambe halkaas ku xanuun saneyse.

Marxuumad Ruqiyo Macalin Daahir ayaa la tilmaamay in ay ku geeriyootay da’da 90-shamaadka waxaana mudo badan ay ku nooleyd dalkaas.

- Advertisement -

Qaar kamida xubnaha golaha wasiirada ee Somalia ayaa R/wasaaraha ugu tacsiyeey geerida ku timid hooyadiis iyagoona Alle uga baryay in uu janadii firdowso ka waraabiyo.

INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts