HomeWararWafdi ka socday DFS  oo ka qeyb galay Shir lagu ansixiyay laba...

Wafdi ka socday DFS  oo ka qeyb galay Shir lagu ansixiyay laba Arrin Istiraatiiji

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa shir uga qeyb galay Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Shirkan oo heer Wasiir ahaa oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu ansaxiyo labada Istiraatiiji ee kala ah: Istiraatiijiyadda Badqabka Cuntada (Food Safety Strategy) iyo Istiraatiijiyada Maareynta khasaaraha goosashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ayaa shir uga qeyb galay Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Shirkan oo heer Wasiir ahaa oo ay soo qaban qaabisay Urur Goboleedka IGAD ayaa ujeedkiisu ahaa in lagu ansaxiyo labada Istiraatiiji ee kala ah: Istiraatiijiyadda Badqabka Cuntada (Food Safety Strategy) iyo Istiraatiijiyada Maareynta khasaaraha goosashada kadib (Post Harvest Loss Management) ee IGAD.

- Advertisement -

Wasiiru-dawlaha oo hadal ka jeediyay xiritaanka shirka ayaa tibaaxay muhiimada ay labada Istiraatiiji u leeyihiin Soomaaliya iyo dawladaha ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD.

“Istiraatiijiyadda Baqabka cuntada IGAD waxey muhiim u tahay isku gudubka badeecadaha/cuntooyinka dawladaha dhexdooda iyo weliba Africa iyo sidoo kale ilaalinta caafimaadka dadka iyo xoolaha.

Dhanka kale Istiraatiijiyadda Maareynta khasaaraha goosashada kadib waxey kor u qaadeysaa Wax-soo-saarka iyo Kobaca Dhaqaalaha, Istiraatiijiyaddan waxey inoo badbaadineysaa malaayiin tan oo lagu quudin karo dadkeena” ayuu sheegay Wasiir Dawlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Istiraatiijiyada Badqabka Cuntada IGAD ayaa la ansaxiyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts