HomeWararOdawaa Yuusuf Raage oo Xilkii laga qaaday iyo Taliye Cusub oo la...

Odawaa Yuusuf Raage oo Xilkii laga qaaday iyo Taliye Cusub oo la Magacaabay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Odawaa Yuusuf Raage taliyihii Millateriga Soomaaliya ayaa Xilkii laga qaaday, waxaana isla manta la magaacay Taliye Cusub oo bedelaya Odawaa, oo afartii sano ee lasoo dhaafay hayay Xilka. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow. Taliyaha cusub ee Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Odawaa Yuusuf Raage taliyihii Millateriga Soomaaliya ayaa Xilkii laga qaaday, waxaana isla manta la magaacay Taliye Cusub oo bedelaya Odawaa, oo afartii sano ee lasoo dhaafay hayay Xilka.

Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.

- Advertisement -

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa horey u soo qabtay xilal ciidan oo kala duwan, taasoo ay kamid yihiin Taliyaha Guutada 60aad  Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka.

Waxaana Odawaa uu Xilkaan tan 2019 kii, waxaana magacaabay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts