Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Hay’adda ayaa Maanta kulan la yeeshay Madax ka socota hay’adda Start Network.
kulankaan oo ka dhacay Xarunta hay’adda SODMA ayaa looga hadlay xoojinta xariirka labada hay’adood, wada shaqeyntooda iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa qabsoomidda shirka ka hortagga Aafooyinka oo ka dhici doona Muqdisho 18 iyo 19 Bishaan June.
Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaday sidii loo dar dar galin lahaa Istaraatiijiyadda maaliyadda ee ka hortagga Aafooyinka.