HomeWararRabshado khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Ceerigaabo & xiisad ka taagan

Rabshado khasaaro dhaliyey oo ka dhacay Ceerigaabo & xiisad ka taagan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, ayaa waxaa habeenimadii xalay aheyd ka dhacay Banaanbaxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Qaar kamid dadka deegaanka Ceerigaabo ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada, iyaga oo banaanbaxdooda uga soo herjeeday maamulka Somaliland, isla markaana ku qeylinayay erayo ka dhan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag, ayaa waxaa habeenimadii xalay aheyd ka dhacay Banaanbaxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Qaar kamid dadka deegaanka Ceerigaabo ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada, iyaga oo banaanbaxdooda uga soo herjeeday maamulka Somaliland, isla markaana ku qeylinayay erayo ka dhan ah Madaxweyne Muuse Biixi.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland oo tagay halka uu ka socday banaanbaxa ayaa rasaas ku kala eryay dadkii dhigaayay dibadbaxa, waxaana halkaas ka bilowday isku dhacyo dhexmaray dadka iyo ciidanka Booliska.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lasoo wariyey inay ka dhasheen rabshadihii dhacay, Qaar kamid ah shacabkii banaanbaxayay ayaa sheegay inay taaageero u muujinayaan reer Laascaanood, iyaga oo xusay inay kasoo horjeedan qaabka ay Somaliland u wajahday xiisadda ka taagan magaalada.

Wararkii ugu danbeeyay ee saaka laga helayo Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Xiisad ay ka taagan tahay magaaladaas, qayba kamid ah magaalada ayaa laga dejiyay calanka Somaliland, lagana taagay calanka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts