HomeWararGolaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray howlgalada socda iyo Amniga

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray howlgalada socda iyo Amniga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Kulanka ayaa lagaga hadlay Xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xoraynta ee ka socda Inta badan deegaanada Jubaland kuwaas oo ay wadaan Ciidamada Jubaland iyo Kuwa xooga dalka isla markana saacadahii lasoo dhaafay lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.

Kulanka ayaa lagaga hadlay Xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xoraynta ee ka socda Inta badan deegaanada Jubaland kuwaas oo ay wadaan Ciidamada Jubaland iyo Kuwa xooga dalka isla markana saacadahii lasoo dhaafay lagu dilay in ka badan 23 katirsan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Golaha ayaa bogaadiyay howlgalada socda iyagoo ugu baaqay shacabka ree Jubaland inay garab istaagan Ciidamada qalabka Sida ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Dhinaca kale Waxaa golahu uu akhrintii koobaad marsiiyay sharciga lagu dhisayo Hay’ada wadooyinka Jubaland kaas oo ay soo gudbisay Wasaarada howlaha guud iyo guriyaynta isla markana dhawaan Baarlamaanka loo gudbin doono.

Ugu danbayntii Wasaarada Maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa soo bandhigtay qorshaha kor u qaadista dhakhliga guud iyo hormarinta Canshuuraha taas oo wax badan ka tari doonta dhaqaalaha guud ee Jubaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts