HomeWararGuddoomiyihii Deg. Baladweyne oo xilkii laga qaaday iyo mid cusub oo la...

Guddoomiyihii Deg. Baladweyne oo xilkii laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ayaa Cumar Cismaan Calasow u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cabdiraxmaan Guure ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Baladweyne, kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cismaan Dhicisow Dhuubow oo xilka qaadis lagu sameeyay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdiraxmaan Daahir Guure ayaa Cumar Cismaan Calasow u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cabdiraxmaan Guure ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Baladweyne, kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cismaan Dhicisow Dhuubow oo xilka qaadis lagu sameeyay.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Cabdullaahi Saalax Shiikh u magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Beledweyne.

Wasiirka ayaa faray dhammaan hay’addaha amniga Gobolka iyo shacabka magaalada inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee la magacaabay, waxaana sidoo kale labada mas’uul laga dalbaday inay toos u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso wareegtada magacaabista 

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts