HomeWararDowladda Federaalka oo War kasoo saartay Dagaalkii ka dhacay Magaalada Baydhabo

Dowladda Federaalka oo War kasoo saartay Dagaalkii ka dhacay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalkii saaka magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa la magac baxay badbaabada Koonfur Galbeed ee mucaaradka ah. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay ka xun tahay shaqaaqooyinkii ka gacan ka hadalka ahaa ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalkii saaka magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku dhexmaray ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa la magac baxay badbaabada Koonfur Galbeed ee mucaaradka ah.

War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay ka xun tahay shaqaaqooyinkii ka gacan ka hadalka ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Baydhabo caasimadda KMG ah ee K/Galbeed.

- Advertisement -

Dowladda ayaa ku boorisay dhammaan qeybaha siyaasadda ee Koonfur Galbeed inay miiska wada-hadalka ku xaliyaan kala aragti duwanaanshaha ka dhexeeya, isla markaana ay ka fogaadan in dhiig lagu daadiyo magaalada Baydhabo.

Ciidanka Booliska Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa la sheegay in saaka ay weerar ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen ciidamo la magac baxay badbaabada Koonfur Galbeed ee taageersan musharaxiinta kasoo horjeeda Madaxweyne Lafta-gareen.

Wasaaradda Amniga Maamulka oo Qoraal soo saartay ayaa ku sheegay in kooxo hubeysan oo burcad ah ay jid-gooyo u dhigteen ciidanka amniga oo howlgal roondo ku jiray, waxaana Maamulka uu sheegay in aysan aqbali doonin khal-khal gelinta amniga.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda Warfaafinta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts