HomeWararHirshabeelle oo kulan aan caadi aheyn ka yeelatay howlgalada ka dhanka ah...

Hirshabeelle oo kulan aan caadi aheyn ka yeelatay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen  (Cali Guudlaawe) xalay guddoomiyay Shirka aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada  Hirshabeelle, kaasi oo ka qabsoomay magaalada Jowhar. Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Howlgallada lagula dagaalamayo Al-shabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle iyo dadaalada dowladda iyo shacabka ay isaga dulqaadayaan Shabaabka. Golaha Wasiiradda ayaa bogaadiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen  (Cali Guudlaawe) xalay guddoomiyay Shirka aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha Wasiirada  Hirshabeelle, kaasi oo ka qabsoomay magaalada Jowhar.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Howlgallada lagula dagaalamayo Al-shabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle iyo dadaalada dowladda iyo shacabka ay isaga dulqaadayaan Shabaabka.

- Advertisement -

Golaha Wasiiradda ayaa bogaadiyay qabashada iyo xoreynta degmada Ruunir-good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ah degmadii ugu danbeysay ee Al-shabaab kaga sugnaayeen Gobolkaas.

Golaha Wasiirada ayaa ka dooday soo jeedinta dhismaha degmooyin cusub oo ay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyadoo golahu ay dood adag ka yeesheen hirgalinta dhismaha degmooyinka cusub.

Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ay meelmariyeen degmooyinka Gamboole iyo Farlibaax inay ka mid noqdaan degmooyinka cusub ee Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts