HomeWararDagaal culus oo saaka dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Dagaalamayaasha Al-shabaab

Dagaal culus oo saaka dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Dagaalamayaasha Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Beerxaano oo dhanka koonfur kaga beegan magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka la helayo ayaa sheegaya in weerarka kadib uu dhacay dagaal toos ah oo dhexmaray ciidamada dowladda ee Saldhiga ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Beerxaano oo dhanka koonfur kaga beegan magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in weerarka kadib uu dhacay dagaal toos ah oo dhexmaray ciidamada dowladda ee Saldhiga ku leh Beerxaano iyo dagaalamayaasha Shabaabka ee weerarka ku qaaday deegaanka oo 30-KM u jira Baladweyne.

- Advertisement -

Saraakiisha ciidanka ku sugan deegaanka Beerxaano ayaa sheegay in ay iska difaaceen weerarka Al-shabaab, isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay dagaalka oo dhinacyada soo kala gaaray, in kastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo kasoo gudbay dhinaca wabiga ayaa  dhowr mar weeraro kusoo qaaday ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan fariisimo ay ku leeyihiin deegaano dhaca koonfurta magaalada Balddweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts