HomeWararFah faahin: Mas’uul ka tirsanaa Koonfur Galbeed oo lagu dhex dilay Xarun...

Fah faahin: Mas’uul ka tirsanaa Koonfur Galbeed oo lagu dhex dilay Xarun Caafimaad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ku dilay Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka Maamulka ee degmadaasi. Dad ayaa waxaa ay kusoo warrameen in rag dhallinyaro ah oo watay gaari ay toogasho ku dileen Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka ee degmada Buurhakaba oo lagu magacaabi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo saacadihii lasoo dhaafay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed ku dilay Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka Maamulka ee degmadaasi.

Dad ayaa waxaa ay kusoo warrameen in rag dhallinyaro ah oo watay gaari ay toogasho ku dileen Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka ee degmada Buurhakaba oo lagu magacaabi jiray Dr. Bishaar Ibraahim Cali (Xuub), kaasi oo u dhintay rasaas lagu furay.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in falka uu ka dhex dhacay gudaha isbitaalka Buurhakaba, oo la tilmaamay in dableyda ay xoog ku galeen isbitaalka, isla markaana ay dileen Dr. Xuub, iyagoona markii dambe halkaas isaga cararay.

Guddoomiyaha degmada Buurhakaba, Cabdi Maxamed Axmed oo ka hadlay dilka loo geystay Iskuduwihii Wasaaradda Caafimaadka ee degmadaas ayaa waxaa uu sheegay inay ku raad-joogaan kooxihii ka fuliyay dilkaas khaarijinta ahaa.

Ciidamada Booliska ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgalo lagu raadinayay dableyda weerarka fulisay ka sameeyay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, mana jirto illaa iyo hadda cid loo soo qabtay dilka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts