HomeWararMaxaa looga hadlay Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Puntland?

Maxaa looga hadlay Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Puntland?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad  Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad  Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad  ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dowld Goboleedka Puntland. Kulanka maanta waxaa Xildhibaannada loogu qaybiyey Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 51-aad, si waafaqsan qodobka 42-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad  Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad  Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad  ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Dowld Goboleedka Puntland.

Kulanka maanta waxaa Xildhibaannada loogu qaybiyey Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 51-aad, si waafaqsan qodobka 42-aad farqadiisa 4-aad  ee Xeer hoosaadka Golaha Wakiillada, iyada oo ay soo diyaariyeen Shir Guddoonka Golaha.

- Advertisement -

Sidoo kale Kulanka maanta waxaa Golaha laga hor akhriyey warbixinta Guddiga joogtada ah ee Kalfadhiga 51-aad, warbixintaas oo ku saabsanayd waxqabadka Guddiga joogtada ah ee muddadii u dhaxeysay labada Kalfadhi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts