HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Khadka Taleefanka ku wada Hadlay

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Khadka Taleefanka ku wada Hadlay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sooomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khadka Taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ku aaddan Xiriirka soo jireenka ah ee labada Dal. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiir Sheekh Tamim Bin Xamad  ayaa waxa ay uga wada hadleen xiriirka labada dal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sooomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khadka Taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ku aaddan Xiriirka soo jireenka ah ee labada Dal.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiir Sheekh Tamim Bin Xamad  ayaa waxa ay uga wada hadleen xiriirka labada dal ee iskaashiga wada shaqayn leh iyo sidii loo horumarin lahaa.

- Advertisement -

Hogaamiyayaasha ayaa sidoo kale is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan xaaladihii ugu dambeeyay ee diblomaasiyadda caalamiga ah iyo mida  gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts