HomeWararCali Guudlaawe oo gaaray Beledweyne iyo ujeedka safarkiisa

Cali Guudlaawe oo gaaray Beledweyne iyo ujeedka safarkiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Xubno isugu jiray labada gole ee dowladda, Maamulka Gobolka Hiiraan, Kan degmada Beledweyne, Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Xubno isugu jiray labada gole ee dowladda, Maamulka Gobolka Hiiraan, Kan degmada Beledweyne, Saraakiisha Hay’addaha amniga, Saraakiisha Ciidamada Hiilwalaal, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn u mahadceliyay Masuuliyiinta kala duwaneyd iyo bulshadii qiimaha badaneyd ee kusoo dhoweeysay Magaalada Beledweyne waxa uuna sheegay in maalmahaan uu socdaalo shaqo ku marayay degmooyinka Gobolka Hiiraan ee ay ka socdaan howlgalada baahsan ee lagula dagaalamayo Alshabaab, waxa uuna tilmaamay  in uu u kuurgalayay xaaladaha nololeed ee ka jira degmooyinka Buulo Burde, Maxaas iyo Matabaan.

Madaxweynaha ayaa sheegay in maanta diyaarado sida gargaar ay soo gaarayaan Magaalada Beledweyne sidoo kalana ay berri labo diyaaradood oo gargaar sida ka dagi doonaan Degmada Buulo Burde, deeqdaas gurmadka ah oo lagu caawin doono dadka ay saameeyeen abaaaraha.

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa shacabka reer Hirshabeelle ugu baaqay inay ka qeybgalaan Howlgalada lagu baacsanayo kooxaha argagixsada ah ayna la shaqeeyaan Ciidamada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts