HomeWararCiidamada Galmudug oo hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada gobolka Galguduud

Ciidamada Galmudug oo hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wada gobolka Galguduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ka imanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Galmudug inay weerar qorshaysan ku qaadeen fariisin ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa  VOA  u sheegay in howlgalkaas lagu dilay laba ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Baruujeed oo hoostaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Galmudug inay weerar qorshaysan ku qaadeen fariisin ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa  VOA  u sheegay in howlgalkaas lagu dilay laba ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Baruujeed oo hoostaga degmada Ceelbuur.

- Advertisement -

Illaa haatan ma jiraan ilo madaxbanaan oo caddaynaya jiritaanka weerarkaas iyo sida uu u dhacay, waxaana adag in dadka deegaanka khadka telefoonka lagu helo.

Dhinacakale masuuliyiin katirsan Galmudug  ayaa waxa ay sheegeen in hawlgallo ka dhan ah maleeshiyada al-Shabaab ay ka socdaan deegaano ka tirsan Galgaduud balse faahfaahin kamay bixinin weerarkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts