HomeWararNatiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12aad oo goordhaw la shaacin doono

Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12aad oo goordhaw la shaacin doono

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqeysa Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022  ee fasalka 12. Saacadaha soo aaddan ayaa la filayaa in si rasmi ah ay Wasaraddu ugu dhawaaqdo Natiijada Rasmiga ah ee Imtixaankii la qaaday. Sanadkan Imtixaanka waxaa u fariistay arday tiradooda gaareyso 35,000 (Soddon iyo Shan kun) oo arday, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqeysa Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022  ee fasalka 12.

Saacadaha soo aaddan ayaa la filayaa in si rasmi ah ay Wasaraddu ugu dhawaaqdo Natiijada Rasmiga ah ee Imtixaankii la qaaday.

- Advertisement -

Sanadkan Imtixaanka waxaa u fariistay arday tiradooda gaareyso 35,000 (Soddon iyo Shan kun) oo arday, kuwaasi oo ka kala yimid dowlad Goboleedyada dalka.

Ardayda ayaa ka kala yimid Dowlad goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Jubbaland iyo gobolka Banaadir oo lagu galay imtixaanka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts