HomeWararXukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12aad

Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12aad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022  ee fasalka 12aad. Wasaradda ayaa ku dhawaaqday Natiijada Rasmiga ah ee Imtixaankii la qaaday, waxaan sanadkaan Imtixaanka ku dhacday Arday badan oo ka kala yimid Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo Imtixaanka lagu qaaday. Wasaaradda ayaa soo bandhigtay Tirada Ardayda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ee sannad dugsiyadeedka 2021/2022  ee fasalka 12aad.

Wasaradda ayaa ku dhawaaqday Natiijada Rasmiga ah ee Imtixaankii la qaaday, waxaan sanadkaan Imtixaanka ku dhacday Arday badan oo ka kala yimid Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo Imtixaanka lagu qaaday.

- Advertisement -

Wasaaradda ayaa soo bandhigtay Tirada Ardayda dhacday iyo inta gudubtay, waxaana sidoo kale la shaaciyay magacyada 10ka arday ee ugu sarreeya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Xukuumaddu sanadkaan qaadday.

Gobolka Banaadir ayaa sanadkaan ku yeeshay 6 arday 10ka arday ee ugu sarreysa Imtixaanka guud ee Dowladda, waxaana kaalinta 1aad galay arday ka socda Gobolkani Banaadir.

Sida ay Wasaaraddu shaacisay Imtixaanka waxaa ku dhacday 1,143 arday oo 1,100 ka mid ah ay yihiiin Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Si waliba Maamul Goboleedyada kala ah, Jubbaland, Koofur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug ayaa 10ka arday ee ugu sarreysa Imtixaanka ku yeeshay min hal arday, halka Gobolka Banaadir na uu ku yeeshay 6 arday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts