HomeCaalamkaRuushka oo lagu eedeeyey inuu duqeeyeen wershed ku shaqaysa tamarta Nukliyeerka

Ruushka oo lagu eedeeyey inuu duqeeyeen wershed ku shaqaysa tamarta Nukliyeerka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dalka Ukraine ayaa ku eedeeyey dalka Ruushku inay duqeeyeen wershedda ku shaqaysa tamarta Nukliyeerka ee ugu weyn qaaradda Yurub taas oo lagu magcaabo Zaporizhzhia, waxayna ku eedeeyeen in Moscow ay ku hawlan tahay “argagax gelin loo adeegsanayo Nukliyeerka” Shirkadda tamarta Nukliyeerka ee dawladda Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku inay waxyeello u geysteen saddex walxood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dalka Ukraine ayaa ku eedeeyey dalka Ruushku inay duqeeyeen wershedda ku shaqaysa tamarta Nukliyeerka ee ugu weyn qaaradda Yurub taas oo lagu magcaabo Zaporizhzhia, waxayna ku eedeeyeen in Moscow ay ku hawlan tahay “argagax gelin loo adeegsanayo Nukliyeerka”

Shirkadda tamarta Nukliyeerka ee dawladda Ukraine ayaa sheegtay in ciidamada Ruushku inay waxyeello u geysteen saddex walxood oo la socda heerka shucaaca ee wershedda ku shaqaysa tamarka Nukliyeerka ee Zaporizhzhia, ka dib weerarkii ay ciidamada Ruushku ku qaadeen wershedda habeenimadii Sabtida, waxaana goobtaas ku dhaawacmay mid ka mida shaqaalaha wershedda.

- Advertisement -

“In Ruushku uu u isticmaalo nukliyeerka, argagax gelin ama cabsi gelin, waxay u baahan tahay jawaab adag oo ka timaada beesha caalamka – oo ay ku jirto in cunaqabatay lagu soo rogo warshadaha Ruushka ee ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka iyo xattaa shidaalka nukliyeerka,” ayuu yidhi Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts