HomeCaalamkaMadaxweynaha Mareykanka oo war kasoo saaray dhalinyaro Muslimiin ah oo si fool...

Madaxweynaha Mareykanka oo war kasoo saaray dhalinyaro Muslimiin ah oo si fool xun loo dilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu ka careysan yahay dilka afar nin oo Muslimiin ahaa oo lagu dilay gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka. Booliska ayaa baarayaa in dilkan lala xiriiriyay in uu ahaa weerar. Biden ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in uu aad uga murugooday dilka ka dhacay magaalada Albuquerque, wuxuuna sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu ka careysan yahay dilka afar nin oo Muslimiin ahaa oo lagu dilay gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka.

Booliska ayaa baarayaa in dilkan lala xiriiriyay in uu ahaa weerar.

- Advertisement -

Biden ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in uu aad uga murugooday dilka ka dhacay magaalada Albuquerque, wuxuuna sheegay in maamulkiisu uu si adag u garab taagan yahay shacabka Muslimiinta ah ee ku nool dalka Mareykanka.

Booliska ayaa sheegay in qof lagu dilay halkaas Jimcihii halka laba qof oo kalena la dilay labadii toddobaad ee lasoo dhaafay.

Afarta qof ee muslimiinta ah ayaa kasoo jeeday koonfurta Asisa, waxaana lagu dilay weerar gaadmo ah.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Muslimiinta gobolka New Mexico ayaa sheegay in dilkan uu argagax geliyay bulshada laga tiro badan yahay ee ku nool magaalada Albuquerque.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts