HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay duleedka Madheera

Dad ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay duleedka Madheera

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay duleedka Mandheera, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku aaddan shil-kaasi. Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in dad doonayay in ay ka qayb galaan doorashada dalkaasi ka socota ay shil galeen, kadim markii uu rogmaday gaari ay la socdeen. Wararku waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay duleedka Mandheera, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku aaddan shil-kaasi.

Wararka aynu helnay ayaa sheegaya in dad doonayay in ay ka qayb galaan doorashada dalkaasi ka socota ay shil galeen, kadim markii uu rogmaday gaari ay la socdeen.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay tilmaamayaan in khasaare badan uu ka dhashay Shilkaasi, waxaana ku nafwaayay inta a xaqiijiyay seddex ruux oo ka mid ahaa rakaabka gaariga la socday, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaa ka badan.

Goobta uu shilku ka dhacay oo ah duleedka Madheera ayaa lagu soo warramayaa in ay gaareen Booliska iyo kooxa gurmadka, waxaana goobta laga soo qaaday dadkii dhaawacmay.

Shilka ayaa yimid kadib markii wadaha gaariga uu xakameyn waayay Gaariga, sidaas darteedna uu gaarigu u rogmaday.

- Advertisement -

Dalka Kenya ayaa haatan galaya doorasho, waxaana dadku intooda badan ay u diyaar garoobeen sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen codeynta doorashada madaxweynaha oo ay u taagan yihiin musharixiin saameyn ku leh gudaha dalkaasi Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts