HomeCaalamkaBooliska dalka Mareykanka oo ku wareersan cidda dishay dhallinyaro Muslimiin ah

Booliska dalka Mareykanka oo ku wareersan cidda dishay dhallinyaro Muslimiin ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dilka saddex nin oo Muslim ah, oo ka dhacay magaalada ugu weyn ee gobolka New Mexico, ayaa loo badinayaa iney xiriir leeyihiin, iyadoo u muuqda in loo bartilmaameed saday diintooda iyo midabkooda awgood, sida ay sheegeen Booliiska Labo xubnood oo ku sugnaa xiligaasi masjid, ayaa la toogtay tobankii maalmood ee u danbeysay, iyadoo ay jirto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilka saddex nin oo Muslim ah, oo ka dhacay magaalada ugu weyn ee gobolka New Mexico, ayaa loo badinayaa iney xiriir leeyihiin, iyadoo u muuqda in loo bartilmaameed saday diintooda iyo midabkooda awgood, sida ay sheegeen Booliiska

Labo xubnood oo ku sugnaa xiligaasi masjid, ayaa la toogtay tobankii maalmood ee u danbeysay, iyadoo ay jirto dareen xoogan oo tilmaamaya in dilkan uu la xiriiro dil horey u dhacay bishii November, kaasoo loo geystay soo galooti u dhashey Afghanistan, sida uu sheegay sarkaal katirsan booliiska magaalada.

- Advertisement -

Dhammaan saddexda xaaladood ee dadkan la dilay, ayaa waxaa loo toogtay si gaadmo ah, iyadoo la dilay digniin la’aan, sida ay sheegeen booliiska.

“Waxaa jira hal wax oo ay wadaagaan, taasoo ah diinta iyo midabka,” sidaasi waxaa sheegay taliye kuxigeenka booliiska magaalada Albuquerque, Kyle Hartsock, oo shir jaraa’id qabtay Khamiistii, oo uu soo gudbiyey wargeyska Santa Fe New Mexico.

Maxamed Afzaal Xuseen, oo 27 sano jir ah, oo ahaa aggaasimaha qorsheynta ee magaalada Espanola, kagana yimid dalka Mareykanka dhanka iyo Pakistan, ayaa Isniintii lagu toogtay bannaanka hore ee dhismihiisa magaalada Albuquerque, sida ay booliisku sheegeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts