HomeCaalamkaWafdi ka socda Mareykanka oo socdaalo ku tegaya dalal ku yaalla Afrika

Wafdi ka socda Mareykanka oo socdaalo ku tegaya dalal ku yaalla Afrika

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda uu u safro dalalka Koonfur Afrika, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Rwanda. Safarka oo bilaabanaya 7-da bisha soo socota ayaa ujeedku yahay in Washington ay kor u qaado diblomaasiyadda Afrika si looga hortagto weerarka soo jiidashada leh ee Ruushka. Warka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda uu u safro dalalka Koonfur Afrika, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Rwanda.

Safarka oo bilaabanaya 7-da bisha soo socota ayaa ujeedku yahay in Washington ay kor u qaado diblomaasiyadda Afrika si looga hortagto weerarka soo jiidashada leh ee Ruushka.

- Advertisement -

Warka ayaa waxa uu intaa ku darayaain Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield, ay sidoo kale tagi doonta bisha Ogosto dalalka Ghana iyo Uganda.

Safarada madaxda Mareykanka ayaa la xiriira,si dii wax looga qaban lahaa saameynta isbeddelka cimilada, cunto yarida iyo masiibooyinka caalamiga ah

Dhaqdhaqaaqyadaan diblomaasi  ayaa yimid, ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov uu safar ku tagay dalal kamid ah Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts