HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo mar kale la shaaciyey in laga helay Cudurka...

Madaxweyne Joe Biden oo mar kale la shaaciyey in laga helay Cudurka COVID-19

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu khasbay in uu galo karantiil kadib markii labaada muddo 10 maalmood ah laga helay cudurka Covid-19. Farriin uu soo diray madaxweynaha wuxuu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay wanaagsan tahay. Maamulka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa hakiyay dhammaan booqashooyinkii u qorsheysnaa Madaxweynaha, wuxuuna maalmaha soo socda ka shaqeyn doona guriga. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu khasbay in uu galo karantiil kadib markii labaada muddo 10 maalmood ah laga helay cudurka Covid-19.

Farriin uu soo diray madaxweynaha wuxuu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay wanaagsan tahay.

- Advertisement -

Maamulka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa hakiyay dhammaan booqashooyinkii u qorsheysnaa Madaxweynaha, wuxuuna maalmaha soo socda ka shaqeyn doona guriga.

Sagaal maalmood ka hor ayay aheyd markii feyraskan laga helay, waxaana madaxweynaha lagu daweeyay dawada ka hor togta feyraska ee Paxlovid.

Dhakhaatiirta ayaa rumeysan in Biden uu la il-darnaa xaalad naadir ah xaalad naadir ah oo dib u soo kabasha ah oo lagu arkay bukaanada qaar eek u dhacay Covid-19.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts