HomeCaalamkaWararkii ugu danbeeyay Dad ku dhintay Dibadbaxyo looga soo horjeeday Ciidamada UN-ka

Wararkii ugu danbeeyay Dad ku dhintay Dibadbaxyo looga soo horjeeday Ciidamada UN-ka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dad ku dhintay dibadbaxyo looga soo horjeeday ciidamada UN oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dibadbaxyadii ugu dambeeyay ee looga soo horjeedo ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku sugan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo. Booliiska ayaa kala eryay dad badan oo isugu soo baxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dad ku dhintay dibadbaxyo looga soo horjeeday ciidamada UN oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dibadbaxyadii ugu dambeeyay ee looga soo horjeedo ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku sugan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

- Advertisement -

Booliiska ayaa kala eryay dad badan oo isugu soo baxay magaalada Butembo halkaas oo lagu waday in lagu aaso qaar ka mid ah 20 qof oo lagu dilay dibadbaxyada dhowrka maalmood ka socday halkaas.

Ugu yaraan afar magaalo oo ku yaal bariga Congo, dibad baxayaasha ayaa bartilmaameedsaday xarumaha Qaramada Midoobay ka dib markii ay ku eedeeyeen ciidamada caalamiga ah inay ka gaabiyeen inay dadka rayidka ah ka ilaaliyaan weerarrada kooxaha hubaysan.

Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryay dadka isugu soo baxay magaalada Butembo iyadoo naxashyada dadka dhintay ay kusoo bandhigeen waddooyinka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts