HomeWararKulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay iyo RW Xamse oo Codka loo...

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay iyo RW Xamse oo Codka loo qaadayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goor dhow ka furmay Xarunta Villa Hargeysa ee ku dhex taalla Xarunta Madaxtooyadda, kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe. Kulanka ayaa ku furmay 220 Xildhibaan, waxaana Ajendaha kulanka uu yahay kalsooni u qaadida Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, isagoo haatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goor dhow ka furmay Xarunta Villa Hargeysa ee ku dhex taalla Xarunta Madaxtooyadda, kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Kulanka ayaa ku furmay 220 Xildhibaan, waxaana Ajendaha kulanka uu yahay kalsooni u qaadida Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, isagoo haatan ku sugan Xarunta Villa Hargeysa oo uu kulanka ka furmay.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Codka kalsoonida u qaadaya Ra’iisul Wasaare Xamse Barre, si uu u soo dhiso Xukuumad cusub oo ay horyaalan shaqooyin dhowr ah oo laga sugayo inay soo qabtaan.

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda ayaa marka hore Xildhibaanada Golaha Shacabka  ka dalbanaya inay Codka kalsoonida siiyaan, wuxuuna maalmihii lasoo dhaafay uu Magaalada Muqdisho kulamo kula qaadanayey Xildhibaanada Baarlamaanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts