HomeWararJaamacadda Carabta oo ka digtay Khatarta macluusha Somalia, farriin Deg-degna dirtay

Jaamacadda Carabta oo ka digtay Khatarta macluusha Somalia, farriin Deg-degna dirtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Ghait ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin heerka Macluusha Somalia iyo Warbixintii ay Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP kaga digtay Khatarta ay Kumanaan Soomaali ah wajahayaan. Waxa uu intaasi ku daray inay jirto Abaar daran, sicir-bararka maciishada iyo Heerka Nafaqo-darada Carruurta. Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Ururka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Ghait ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin heerka Macluusha Somalia iyo Warbixintii ay Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP kaga digtay Khatarta ay Kumanaan Soomaali ah wajahayaan.

Waxa uu intaasi ku daray inay jirto Abaar daran, sicir-bararka maciishada iyo Heerka Nafaqo-darada Carruurta.

- Advertisement -

Afhayeenka Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Jamaal Rushdi ayaa waxa uu xusay inuu Abu Gaith  ugu baaqay Ururada Caalamiga iyo kuwa Gobaleedka inay dedejiyaan Gurmadka degdeg ah ee la gaarsiinayo dadka ku macquulsan Somalia iyo inay Faragelin Degdeg ah ku sameeyaan sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaalida, si wax looga qabta Xaalladda Abaareed ee Somalia.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta sheegay in la joogo xilligii uu Ururku garab istaagi lahaa Somalia,l xilligan ay wajahan Khatarta Abaaraha iyo Macluusha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts