HomeWararFarmaajo iyo Madaxweynaha Cusub ee beddalaya oo kulan gaar ah yeeshay

Farmaajo iyo Madaxweynaha Cusub ee beddalaya oo kulan gaar ah yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay yeesheen Madaxweynaha Xilka kasii degaya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud. Kulanka ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in u saaka ka qabsoomay Madaxtooyada Soomaaliya. Ilo ku dhow dhow Villa Somalia ayaa sheegay in kulankan uu ahaa is […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay yeesheen Madaxweynaha Xilka kasii degaya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

Kulanka ayaa wararku waxaa ay sheegayaan in u saaka ka qabsoomay Madaxtooyada Soomaaliya.

- Advertisement -

Ilo ku dhow dhow Villa Somalia ayaa sheegay in kulankan uu ahaa is xog wareysi iyo soo dhoweyn, maadaama todobaadka soo socdo la filayo in Madaxweynaha la doortay Xasan Sheekh si rasmi ah Madaxtooyada lagu wareejin doono.

Madaxwenaha la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa saacadiihii lasoo dhaafay waxaa uu waday kulamo siyaasadeed oo aan kala joogsi lahayn, waxaana uu l kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Dowlaad Goboleedyada dalka ka jira.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts