HomeWararXoghayaha guud ee QM António Guterres oo ka hadlay doorashada Somalia

Xoghayaha guud ee QM António Guterres oo ka hadlay doorashada Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres ayaa lagu soo dhoweeyay doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh. Bayaanka ayaa lagu yiri ”Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyay in 15-ka bishan ay si nabad ah ku qabsoonto doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya, wuxuuna u hambalyeeyay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-murtiyeed kasoo baxay Xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres ayaa lagu soo dhoweeyay doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh.

Bayaanka ayaa lagu yiri ”Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyay in 15-ka bishan ay si nabad ah ku qabsoonto doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya, wuxuuna u hambalyeeyay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya. Waxa uu ku bogaadiyay Madaxweynaha xilka ka degaya Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” oo si deg deg ah u aqbalay natiijada.

- Advertisement -

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa rajo ka muujiyay in Madaxweynaha cusub uu si deg deg ah usoo magacaabo RW soo dhisa gole Wasiirro oo loo wada dhan yahay, si dowladda cusub iyo maamullada xubnaha ka ah ay si dhow uga wada shaqeeyaan sidii loo horumarin lahaa arrimaha muhiimka ah ee Qaranka iyo caqabadaha horyaalla.

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay António Guterres  ayaa sheegay inay si dhow ula shaqayn doonaan maamulka cusub si loo horumariyo qorshaha dawlad-dhisidda Soomaaliya iyo wax ka qabashada xaaladaha bini’aadantinimo ee dalka ka jira.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts