HomeWararXasan Sheikh oo kulamo kala duwan la yeeshay qaar ka mid ah...

Xasan Sheikh oo kulamo kala duwan la yeeshay qaar ka mid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii la doortay waxaa uu Muqdisho ka wadaa kulamo aan kala joogsi lahayn, oo uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada. Xasan Sheikh ayaa saacadihii ugu dambeeyay la kulmay qaar ka mid ah Madaxda maamul Goboleedyada dalka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa tan iyo markii la doortay waxaa uu Muqdisho ka wadaa kulamo aan kala joogsi lahayn, oo uu la leeyahay siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta kala duwan ee Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Xasan Sheikh ayaa saacadihii ugu dambeeyay la kulmay qaar ka mid ah Madaxda maamul Goboleedyada dalka, kuwaasi oo kusoo booqosho ugu imaanayay xaruntiisa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqasho, hambalyo iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ku aaddan siyaasadda dalka.

Sidoo kale Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay dhankiisa booqasho, hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamud, waxa uuna u rajeeyay in Alle ku guuleeyo Masuuliyada Qaran ee loo doortay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts