HomeWararTurkiga oo mar kale kasoo horjeestay Finland iyo Sweden inay ku biiraan...

Turkiga oo mar kale kasoo horjeestay Finland iyo Sweden inay ku biiraan NATO

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Turkiga ayaa mar kale ku celiyay sida uu uga soo horjeedo in dalalka Finland iyo Sweden ay ku biiraan gaashaanbuurta Nato. Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in aysan u baahnayn wufuud ku qancisa in dalalkan ay xubin ka noqdaan Nato.Waxa uu si weyn uga carooday tallaabada dalalkan ay ku marti galinayaan kooxaha Kurdiyiinta.Mar sii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga ayaa mar kale ku celiyay sida uu uga soo horjeedo in dalalka Finland iyo Sweden ay ku biiraan gaashaanbuurta Nato. Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in aysan u baahnayn wufuud ku qancisa in dalalkan ay xubin ka noqdaan Nato.Waxa uu si weyn uga carooday tallaabada dalalkan ay ku marti galinayaan kooxaha Kurdiyiinta.Mar sii horreysay dowladda Sweden aya si rasmi ugu dhawaaqday go’aankeeda ah in ay ku biirayso Nato.Sidoo kale Finland ayaa horey u sheegtay in ay doonayso in ay xubin ka noqoto Nato.

Madaxweyne Erdogan waxa uu sheegay in Turkiga uu ka soo horjeedo hindisaha Finland iyo Sweden ee ku biirista Nato, isagoo ku tilmaamay Sweden inay tahay “Gabbaadka” ururrada argagixisada ah.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts