HomeWararSh. Aadan Madoobe oo soo dhammeystiray Liiska Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Sh. Aadan Madoobe oo soo dhammeystiray Liiska Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Caawa shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Qoraal uu soo saaray Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa lagu bandhigay magacyada 10-ka xubnood ee Guddiga doorashada Madaxweynaha, kuwaasi oo dhammaantood ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka. Guddigaan oo 8 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Caawa shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda.

Qoraal uu soo saaray Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa lagu bandhigay magacyada 10-ka xubnood ee Guddiga doorashada Madaxweynaha, kuwaasi oo dhammaantood ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Guddigaan oo 8 kamid ah Maanta magacyadooda laga akhriyey Golaha Shacabka ayaa waxaa harsanaa saddex xubin oo Caawa uu soo dhammeystiray Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Guddigaan oo lagu daray 6 xubnood oo ka imaanaya dhanka Aqalka Sare ayaa ka shaqeyn doona qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha , iyagoona soo saari doona Jadwalka doorashada laga sugayo, sidoo kalena dardar-gelin doona doorashada.

Hoos ka Akhriso magacyada xubnaha Guddiga ee la magacaabay

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts