HomeWararGuddoomiyaha Baarlamaanka oo kulamo siyaasadeed la yeeshay qaar ka mid ah Musharixiinta

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kulamo siyaasadeed la yeeshay qaar ka mid ah Musharixiinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fderaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxa maanta hoygiisa ku soo  booqday Ra’iisul Wasaarihi hore ee dalka, ahna musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre. Musharax Xasan Cali Kheyre wuxuu bogaadiyay doorashooyinkii labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad, wuxuuna u hambalyeeyay guddoonka la doortay. Waxayna si gaar ah Guddomiyaha iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fderaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxa maanta hoygiisa ku soo  booqday Ra’iisul Wasaarihi hore ee dalka, ahna musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre.

Musharax Xasan Cali Kheyre wuxuu bogaadiyay doorashooyinkii labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad, wuxuuna u hambalyeeyay guddoonka la doortay.

- Advertisement -

Waxayna si gaar ah Guddomiyaha iyo musharaxa  uga wada hadleen  in si wadajir ah looga shaqeeyo qabashada doorasho hufan oo daah furan.

Sidoo kale Guddomiyaha Golaha Shacabka ayaa  hoygiisa kulan salaan iyo xog-waraysi ah uga imaadey  madaxweynihii hore ee dalka ahna musharrax madaxweyne Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxaana ay ka wada hadalnay muhiimadda uu dhameystirka hannaanka doorashooyinka u leeyahay maareynta marxaladda kala-guurka iyo abuuridda xasillooni siyaasadeed.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts