HomeWararHowlgallo Culus oo Caawa ka socda Magaalada Dhuusamareeb

Howlgallo Culus oo Caawa ka socda Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada amniga, gaar ahaan Booliiska iyo Nabad sugidda ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamo aad u badan ayaa lagu dhex arkayaa wadooyinka magaalada, waxaana saraakiisha ciidanku wadaan kormeerro ay ku marayaan baraha control ee gudaha iyo daafaha magaalada. Saraakiisha Ciidanka hor kacaysa ayaa sheegay in Howgalkaasi ay kaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada amniga, gaar ahaan Booliiska iyo Nabad sugidda ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo.

Ciidamo aad u badan ayaa lagu dhex arkayaa wadooyinka magaalada, waxaana saraakiisha ciidanku wadaan kormeerro ay ku marayaan baraha control ee gudaha iyo daafaha magaalada.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka hor kacaysa ayaa sheegay in Howgalkaasi ay kaga gol-leeyihiin sidii ammaanka Magaalada loo sugi lahaa, maaddaama falal ammaanka lid ku ah ay horay uga dhaceen Gudaha Magaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts