HomeWararBaarlamanka 11aad oo yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay tan iyo markii la doortay...

Baarlamanka 11aad oo yeelanaya kulankoodii ugu horreeyay tan iyo markii la doortay Guddoonka Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida lagu shaaciyey fariin caawa loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaa maanta oo Sabti ah xarunta Villa Hargeysa ka furmaya kulanka golaha. Ajendaha kulanka berri oo seddax qodob ah ayaa kala ah: 1 – Hadal jeedinta Cabdisalaan Axmed Dhabancad oo ahaa Gudoomiyihii KMG ee Golaha Shacabka. 2 – Hadal jeedinta iyo xil-wareejinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida lagu shaaciyey fariin caawa loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaa maanta oo Sabti ah xarunta Villa Hargeysa ka furmaya kulanka golaha.

Ajendaha kulanka berri oo seddax qodob ah ayaa kala ah:

- Advertisement -

1 – Hadal jeedinta Cabdisalaan Axmed Dhabancad oo ahaa Gudoomiyihii KMG ee Golaha Shacabka.

2 – Hadal jeedinta iyo xil-wareejinta Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad.

3 – Hadal jeedinta Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad.

- Advertisement -

Kulankaan oo noqonaya kii ugu horeeeyey ee xildhibaanada golaha shacabka baarlamaankaan 11-aad ay isugu yimaadaan, iyagoo leh guddoon rasmi ah, kaas oo 27-kii ilaa 28-kii bishan lagu doortay teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts