HomeCaalamkaDowladda Ruushka oo markeeda cunaqabateyn kusoo rogtay dalalka reer-Galbeedka

Dowladda Ruushka oo markeeda cunaqabateyn kusoo rogtay dalalka reer-Galbeedka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine. Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay in 48 waddan oo ay ku tilmaantay “kuwo galay falal saaxiibtinnimada ka baxsan” ay ka mamnuucday qalabka isgaarsiinta, caafimaadka, gaadiidka, beeraha iyo korontada ee uu dalkeeda u dhoofiyo. Xayiraadda ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ruushka ayaa qaaday tallaabo uu uga jawaabayo cunaqabateynta ay waddamada Galbeedka ku soo rogeen kadib markii uu ku duulay dalka Ukraine.

Xukuumadda Moscow ayaa sheegtay in 48 waddan oo ay ku tilmaantay “kuwo galay falal saaxiibtinnimada ka baxsan” ay ka mamnuucday qalabka isgaarsiinta, caafimaadka, gaadiidka, beeraha iyo korontada ee uu dalkeeda u dhoofiyo. Xayiraadda ayaa socon doonta tan iyo dhammaadka 2022.

- Advertisement -

Wasaaradda dhaqaalaha ee Ruushka ayaa sheegtay inay qaadi doonto tallaabooyin dheeraad ah oo ay kamid tahay inay maraakiibta shisheeye ka mamnuucdo dekadaha dalkaas.

Dowladaha Galbeedka ayaa Ruushka saaray cunaqabateyn xooggeedu yahay joojinta iibsiga shidaalka iyo gaaska dalkaas, iyo xayiraadda hantida maalqabeennada waddankaas ee loo arko inay xiriir dhaw la leeyihiin Madaxweyne Vladimir Putin.

Ra’iisul wasaaraha Ruushka, Mikhail Mishustin, ayaa sheegay in cunaqabateynta ay saameyn doonto alaabaha ay sameeyaan shirkadaha shisheeye ee fadhigoodu yahay dalkaas, sida gawaarida iyo qalabka tareennada.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts