HomeCaalamkaCiidamada Ruushka oo qabsaday Magaalo ay ku hareereysnaayen laba todobaad

Ciidamada Ruushka oo qabsaday Magaalo ay ku hareereysnaayen laba todobaad

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasaaradda difaaca dowladda Ruushka oo sheegtay in ciidankoodu qabsadeen qaybo ka mid ah magaalada Mariupol ee dhacda koonfurta bari ee Ukraine. Mariupol ciidamada Ruushka ayaa ku harraareysnaa muddo laba toddobaad ah, waxaana ka dhacay dagaaladii ugu ba’anaa, iyadoo dad badan ay ku dhinteen hanti aad u badanna ay ku burburtay dirirta. Duqa magaalada Mariupol ayaa […]

- Advertisement -

Wasaaradda difaaca dowladda Ruushka oo sheegtay in ciidankoodu qabsadeen qaybo ka mid ah magaalada Mariupol ee dhacda koonfurta bari ee Ukraine.

Mariupol ciidamada Ruushka ayaa ku harraareysnaa muddo laba toddobaad ah, waxaana ka dhacay dagaaladii ugu ba’anaa, iyadoo dad badan ay ku dhinteen hanti aad u badanna ay ku burburtay dirirta.

- Advertisement -

Duqa magaalada Mariupol ayaa sheegay in 90% dhismayaashii magaalada ay burbureen.

Haddii ay dhab noqoto sheegashada Ruushka waxay noqonaysaa Mariupol magaaladii labaad ee ugu wayn Ukraine ee ay gacanta ku dhigaan ciidamada Raashiya.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Ukraine oo ku aadan sheegashada Ruushka.

Latest stories