HomeWararXaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland oo Guddi loo Magacaabay

Xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland oo Guddi loo Magacaabay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey. Guddiga la magacaabay ayaa isugu ka kala socda Xafiiska Rooble, Guddiga doorashada heer federal iyo xubno ka mid ah Guddiga doorashada Jubbaland, waxaana guddigani ay warbixin kusoo gudbin doonaan muddo 7 maalmood ah.  

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey.

Guddiga la magacaabay ayaa isugu ka kala socda Xafiiska Rooble, Guddiga doorashada heer federal iyo xubno ka mid ah Guddiga doorashada Jubbaland, waxaana guddigani ay warbixin kusoo gudbin doonaan muddo 7 maalmood ah.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts