HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo howgallo ka sameeyay Shabeellaha hoose

Ciidanka Xoogga dalka oo howgallo ka sameeyay Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka  ayaa Hawlgal Qorshaysan ka fuliyey deegaanada kala ah Mubaarak, Darasalaam ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Hawlgalka intii u socday lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab, isaggoo xusay in howlgalka lagu burburiyey, qaarna lagu qabtay Gaadiid isugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka  ayaa Hawlgal Qorshaysan ka fuliyey deegaanada kala ah Mubaarak, Darasalaam ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Hawlgalka intii u socday lagu dilay 13 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab, isaggoo xusay in howlgalka lagu burburiyey, qaarna lagu qabtay Gaadiid isugu jira Baabuur & Motooyin oo Al-Shabaab adeegsan jireen.

- Advertisement -

Waxaana sidoo kale lagu burburiyey Qaraxyo sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka Kumaandooska Dana bee howgalka sameeyay.

Dhinaca kale Taliyaha ayaa waxa uu mahadceliyey Ciidanka Amisom iyo kuwa dawladda Mareykanka oo gacan wayn ka Gaystay hawlgalkan, waxaana uu sheegay in  Hawlgalkaani  uu qeyb ka yahay Halwgalada dalka looga saarayo Alshabaab islamaraakana uu sii Socon doono.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts