HomeWararMaamulka Garoonka Jowhar oo amar culus kusoo rogay Shirkadaha Diyaaradaha

Maamulka Garoonka Jowhar oo amar culus kusoo rogay Shirkadaha Diyaaradaha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro culus, oo quseeya diyaaradahaha kasoo dega Garoonka Maxamed Dheere ee Magaaladaasi. Warqad kasoo baxday maareeyaha garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhara yaa lagu mamnuucay in  Diyaaradaha ka dagaya Magaalada jowhar ineysan Wax hub qaadi karin. Shirkadaha iska lej diyaaradaha inta badan kasoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro culus, oo quseeya diyaaradahaha kasoo dega Garoonka Maxamed Dheere ee Magaaladaasi.

Warqad kasoo baxday maareeyaha garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhara yaa lagu mamnuucay in  Diyaaradaha ka dagaya Magaalada jowhar ineysan Wax hub qaadi karin.

- Advertisement -

Shirkadaha iska lej diyaaradaha inta badan kasoo dega garoonkaas ayaa lagu war galiyay amarka cusub, waxaana lagula dardaarmay in ay soo hubiyaan waxyaabaha ay soo qaadayaan,iyadoo ciddii lagu qabto arrimahaasi oo kale sharciga lala tiigsan doono.

Hoos ka akhriso amarka kasoo baxay maareeyaha garoonka 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts