HomeWararGeneraal Xuud oo ku dhawaaqay in maamulka Hirshabeelle uu wada hadal la...

Generaal Xuud oo ku dhawaaqay in maamulka Hirshabeelle uu wada hadal la galayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

General Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inu Wada-hadal La galay Dowladda federaalku iyo Maamulka Hir-shabeelle, kadib shir jaraa’id uu Maanta qabtay. Goor dhaweyd waxaa si wadajir ah u qabtay Xuud iyo Taliyaha dhulka Xooga General Maxamed Tahliil Biixi, kaasi oo gaaray baaldweyne si loo dhammeeyo dagaalku uuw ado Generaal Xuud,oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

General Abuukar Xaaji Warsame Xuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inu Wada-hadal La galay Dowladda federaalku iyo Maamulka Hir-shabeelle, kadib shir jaraa’id uu Maanta qabtay.

Goor dhaweyd waxaa si wadajir ah u qabtay Xuud iyo Taliyaha dhulka Xooga General Maxamed Tahliil Biixi, kaasi oo gaaray baaldweyne si loo dhammeeyo dagaalku uuw ado Generaal Xuud,oo in muddo ah dagaalkulajiray maamulka Hirshabeelle ee uu hoggaamiye Cali Guudlaawe Xuseen madaxweynaha Maamulkaasi.

- Advertisement -

Xuud ayaa sheegay in Taliyaha dhulka Xooga General Maxamed Tahliil Biixi uu  Baladweyne u yimid dan iyo maslax guud iyo in la dhammeeyo dagaalka.

Waxaa sidoo kale uu intaa ku daray in xaq uu ka maqan yahay Gobolka Hiiraan, isagoo  sheegay wixii hadda ka dambeeya ay si wada hadal ah ay ku raadinayaan xaqa ka maqan oo uu sheegay in markii hore uu u dagaalamaayay.

Xuud ayaa mamulka Hirshabeelle si weyn uladagaalamay, waxaana magaalada baladweyne ee xarunta Gobolkaasi ka dhacay dagaallo culus oo khasaaro badan dhaliyay, kuwaasi oo dad shacab ah ay ku barakaceen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts