HomeWararMacalimuu oo loo qadayo dalka dibaddiisa kadib qaraxii shalay lala beegtay

Macalimuu oo loo qadayo dalka dibaddiisa kadib qaraxii shalay lala beegtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya oo ku dhaawacmay qarax lala beegsaday gaarigiisa ayaa daaweyn loogu qaadayaa dalka dibaddiisa gaar ahaan dalka Turkiga. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lags oo xigtay  in macalimuu saacadaha soo aaddan loo qaadayo dalka dibaddiisa,si loola taacaalo xaaladdiisa caafimaad. Dhaqaatiirka ku howlan la taacalidda xaaaldda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda maxamed Ibraahim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya oo ku dhaawacmay qarax lala beegsaday gaarigiisa ayaa daaweyn loogu qaadayaa dalka dibaddiisa gaar ahaan dalka Turkiga.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lags oo xigtay  in macalimuu saacadaha soo aaddan loo qaadayo dalka dibaddiisa,si loola taacaalo xaaladdiisa caafimaad.

- Advertisement -

Dhaqaatiirka ku howlan la taacalidda xaaaldda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in xaaladdiisu ay soo hagaageyso.

Dhanka kale raysal wasaare Rooble ayaa xalay Isbitaalka Digfeer ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la sheegay in haatan ay xaaladiisu soo hagaageyso.

Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa afar goor oo hore ka badbaaday qaraxyo iyo weerarro ka dhacay goobo uu ku sugnaa oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts