HomeWararAl-Shabaab oo weerar Khasaaro gaystey  ku qaaday Waqooyi Bari Kenya

Al-Shabaab oo weerar Khasaaro gaystey  ku qaaday Waqooyi Bari Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar kala dwuan ayaa kasoo baxaya weerar dagaalamaayasha Al-Shabaab ay ku qaadeen degaan hoostaga Magaaalada Mandheera ee Gobolk Waqoohi Bari Kenya, waxaana lahelayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan weerarkaasi. Wararka ayaaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Banisa ee dhaca waqooyiga Mandheera, waxaana lasoo sheegayaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh. Inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala dwuan ayaa kasoo baxaya weerar dagaalamaayasha Al-Shabaab ay ku qaadeen degaan hoostaga Magaaalada Mandheera ee Gobolk Waqoohi Bari Kenya, waxaana lahelayaa faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan weerarkaasi.

Wararka ayaaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Banisa ee dhaca waqooyiga Mandheera, waxaana lasoo sheegayaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhintay weerarkaasi, waxaana sidoo kale ku dhaawacmat hal qof.

Dadka goobjoogayaal, ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen deegaanka Banisa ee dhaca waqooyiga Mandheera, kadib markii ay weerar kadis ah kusoo qaadeen degaankaasi.

Wararku waxaa ay intaa kud arayaan in dadka la dilay ay ku sugnaayeen guryahooda.

- Advertisement -

Weerarka kadib Ciidanka ammaanka ayaa gaaray halka wax ka dahceen, waxaana lasoo sheegayaa in ay wadaan howgallo ballaaran oo ay ku baadi goobayaan dagaalaamayashii weerarka soo qaaday, balse ilaaa iyo hadda laam shaacin cid gacanta lagu dhigay oo ka tirsan xubnihii weerarka qaaday.

Dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa inta badan waxaa ay weeraro qorsheysan iyo qaraxyo ka fuliyaan gudaha dalkaasi, gaar ahaan Gobolka Waqooyi Bari, halkaasi oo horay uga dhaceen weeraro khasaaro  badan dhaliyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts